Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo maanta lagu aasay maqaayar yar oo shaaha laga cabo ah oo kutaala magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Sida aan wararka ku helnay qaraxa miino ayaa ka dhacay maqaayada lagu shaaho oo kutaala kaoo horjeedka xarunta Inji uu ku shaqeeyo Madaxa Xukuumada maamulka Galmudug Sheekh Shaakir. … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb